Muudhuu.site

7

Years of Experience

5

Best awards

kusoo dhowow Website-keyga

Muudhuu.site

waxaa iga go’an  in aan ka dhigo waxbarashada mid la heli karo,   xiiso leh, sidoo kalana waxtar u leh dhammaan dadka.                           waxaan bixiyaa koorsooyin badan oo kala duwan, kuwaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ardayda da’ kasta iyo  heer kasta si ay u gaaraan yoolalkooda waxbarasho. 

Himiladeyda

waa in aan ka qaado caqabadaha waxbarashada isla markaana aan abuuro deegaan ku saleysan sinnaanta, halkaas oo qof kasta uu ku horumarin karo xirfadiisa.

Aragtiyadeya

Waxaanu rajeynayaa adduun ay waxbarashadu ku xirnaan karto maskaxda iyo hal-abuurka qof kasta, iyadoon loo eegin goobta, waqtiga, ama kheyraadka dhaqaale.

Barnaamijkayagu wuxuu hiigsanayaa inuu noqdo hoggaamiye caalami ah oo bixiya waxbarasho khadka tooska ah oo tayo leh oo la heli karo.

Haddii aad tahay qof cusub oo doonaya inaad barato xirfado cusub ama aad tahay khabiir doonaya inaad ballaadhiso aqoontaada, nagu soo biir

Maxaad ka heleysaa website-kan ?

Sida: tiknoolajiyada, ganacsiga iyo horumarka shaqsiga.

Waxaan wax ku bari doonaa wakhti kasta, kuugu bari doonaa meel kasta iyo aalad kasta oo aad isticmaaleyso.

waxaan diyaar u ahay inaan ku caawiyo, xilli kasta oo aad ii baahato. adiga oo si toos ah iigala soo xiriiri kartid baraheyga bulshada.

Lessons
0 +
Course Success
0 %
Clients
0
Speaker
0